Archivio Aperto di Ateneo
Not a member yet
5899 research outputs found
Sort by
[Aqalka VI - Capanna VI]
Odayaashu waxay halkan kaga doodayaan aqal Soomaaliga, hoyga miyiga iyo midka magaalada, iyagoo adeegsanaya weyddiin iyo warcelin: dhismaha, aqabka, aqabka aqalka, dirmaha, marka la guurayo iyo awrta rarka. Waxay kaloo baarayaan ereyada la xiriira arrimahaas.In questa conversazione, gli anziani parlano in modo generico della capanna somala, abitazione di campagna e di città, attraverso domande e risposte: la struttura, gli utensili, gli oggetti domestici, le stuoie, il trasloco tramite il caricamento del cammello. Gli anziani analizzano inoltre il lessico relativo.In this conversation, the elders talk generically about Somali hut, both in urban and rural environment, through questions and answers: structure, tools, household items, wickers, house moving through the ais of the camel. The elders analyze the lexicon related to the subject.Haasaawe badan oo laga duubay siddeetameeyadii odayaal ka shaqaynaayay Akadeemiyada Cilmiga iyo Fanka iyo Suugaanta ee Muqdisho, iyagoo ka hadlaya hiddaha iyo dhaqanka ee bulshada soomaaliyeed.Registrazioni audio di conversazioni intercorse tra anziani dell'Accademia delle Scienze, delle Arti e della Letteratura di Mogadiscio negli anni '80, su temi relativi alla cultura e alla società tradizionali somale.Conversations between Elders of the Academy of Science, Arts and Literature on arguments related with Somali culture, society and traditions, recorded in Mogadishu in the 80's
Golaha shacabka
Video-han waxaa Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed ay ka heshay Maxamed Roberto (Universal TV). Wuxuuna ku saabsan yahay furitaanka mid ka mid ah kalfadhiyadii lagu qabtay golaha shacbiga Soomaaliyeed 70meeyadii, xilliga Kacaanka.Video messo a disposizione del Centro Studi Somali da Maxamed Roberto (Universal TV). Immagini relative a una seduta parlamentare tenutasi a Mogadiscio durante il governo di Siad Barre (1969-1991).Video provided to the Somali Studies Centre by Maxamed Roberto (Universal TV). The video shows a parliamentary session held in Mogadishu during General Siyad Barre rule (1969-1991).Link: https://youtu.be/DM5qX-HiYm
Un pioniere africano "Giacomo Trevis"
Saggio biografico su Giacomo Trevis, membro della Compagnia per la Somalia Italiana e tra i primi residenti italiani nella colonia.Buug ku saabsan taariikh noololeedka Giacomo Trevis, oo ahaa xubin ka tirsan kooxda 'Compagnia per la Somalia Italiana', kana mid ahaa gumaystayaasha talyaaniga ee ugu horreeyay ee degganaa Soomaaliya.Biographical essay on Giacomo Trevis, a member of the 'Compagnia per la Somalia Italiana' and among the first Italians living in the colony
Magadishu vista da ovest - Magadishu dal mare
Immagine tratta dal sito "Mogadishu: Images from the past" (https://mogadishuimages.wordpress.com/) e inclusa nell'Archivio Somalia con il consenso del curatore della collezione Rick Davies.Sawir laga soo qaatay mareegta "Mogadishu: Images from the past" (https://mogadishuimages.wordpress.com/), waxaana lagu biiriyay Kaydka Soomaaliya, kaddib markii oggolaasho laga helay qofka diyaariyay oo ah Rick Davies.Image taken from the website "Mogadishu: Images from the past" (https://mogadishuimages.wordpress.com/) and included in the Somali Archive with the permission of the owner of the collection, Mr. Davies
Somalia Italiana - Veduta di Mogadiscio
Image taken from the website "Mogadishu: Images from the past" (https://mogadishuimages.wordpress.com/) and included in the Somali Archive with the permission of the owner of the collection, Mr. Davies.Sawir laga soo qaatay mareegta "Mogadishu: Images from the past" (https://mogadishuimages.wordpress.com/), waxaana lagu biiriyay Kaydka Soomaaliya, kaddib markii oggolaasho laga helay qofka diyaariyay oo ah Rick Davies.Immagine tratta dal sito "Mogadishu: Images from the past" (https://mogadishuimages.wordpress.com/) e inclusa nell'Archivio Somalia con il consenso del curatore della collezione Rick Davies
Collection of Somali poetry (Muqdisho, Afgooye and elsewhere, 1987)
This collection of Somali poetry, recorded by J.W. Johnson in Muqdisho, Afgooye and in the Sool region of Somalia from February to October 1987, includes recitations of a multitude of genre including religious music associated with Ramadan and recreational poetry and songs including churning, pounding, mat-weaving, sheep, goat and cattle-watering, welcoming and children's songs.Ururin maanso Soomaaliyeed oo Prof. J.W. Johnson ka soo ururiyay Muqdisho, Afgooye iyo gobolka Sool, Febraayo ilaa Oktoobar 1987. Ururintani waxay ka kooban tahay: musikada diineed ee la xiriirta Ramadanka; maanso la macaansado; hees-hawleed oo la xiriira caano ruxa, badar tumid, falkin kebed, shubidda xoolaha; hees-carruureed iyo heeso la xiriira martiggelinta.Questa raccolta di poesia somala, registrata e curata da J.W. Johnson a Mogadiscio, Afgoi e nella regione Sol dal febbraio all'ottobre del 1987, include performance di diverso genere tra cui: musica religiosa associata al Ramadan, poesia ludica, brani e canti associati alla lavorazione del latte (per ottenere burro), atto del pestare, tessitura di stuoie, abbeveraggio del bestiame, canzoni per bambini e relative all'ospitalità.Link: https://media.dlib.indiana.edu/media_objects/avalon:20802/section/avalon:20946?autostart=tru
Mogadiscio - Una veduta della citta dalla Cattedrale
Image taken from the website "Mogadishu: Images from the past" (https://mogadishuimages.wordpress.com/) and included in the Somali Archive with the permission of the owner of the collection, Mr. Davies.Sawir laga soo qaatay mareegta "Mogadishu: Images from the past" (https://mogadishuimages.wordpress.com/), waxaana lagu biiriyay Kaydka Soomaaliya, kaddib markii oggolaasho laga helay qofka diyaariyay oo ah Rick Davies.Immagine tratta dal sito "Mogadishu: Images from the past" (https://mogadishuimages.wordpress.com/) e inclusa nell'Archivio Somalia con il consenso del curatore della collezione Rick Davies
Palmier sur la route de Zeylah
Sawir laga soo qaatay mareegta "Mogadishu: Images from the past" (https://mogadishuimages.wordpress.com/), waxaana lagu biiriyay Kaydka Soomaaliya, kaddib markii oggolaasho laga helay qofka diyaariyay oo ah Rick Davies.Immagine tratta dal sito "Mogadishu: Images from the past" (https://mogadishuimages.wordpress.com/) e inclusa nell'Archivio Somalia con il consenso del curatore della collezione Rick Davies.Image taken from the website "Mogadishu: Images from the past" (https://mogadishuimages.wordpress.com/) and included in the Somali Archive with the permission of the owner of the collection, Mr. Davies
Mogadiscio – Villaggio Indigeno
Immagine tratta dal sito "Mogadishu: Images from the past" (https://mogadishuimages.wordpress.com/) e inclusa nell'Archivio Somalia con il consenso del curatore della collezione Rick Davies.Sawir laga soo qaatay mareegta "Mogadishu: Images from the past" (https://mogadishuimages.wordpress.com/), waxaana lagu biiriyay Kaydka Soomaaliya, kaddib markii oggolaasho laga helay qofka diyaariyay oo ah Rick Davies.Image taken from the website "Mogadishu: Images from the past" (https://mogadishuimages.wordpress.com/) and included in the Somali Archive with the permission of the owner of the collection, Mr. Davies
Somalia – Vecchia Mogadiscio