Archivio Aperto di Ateneo
Not a member yet
    5899 research outputs found

    Fotografia S234

    No full text

    Fotografia S265

    No full text

    Fotografia S266

    No full text

    Fotografia S329

    No full text

    Fotografia S336

    No full text

    Scala diatonica vs. scala pentatonica

    No full text
    Esemplificazione della scala sul liuto. Modo di esecuzione: parlato, voce maschile, kaban (liuto). Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 18 dicembre 1984 a Mogadiscio (nella propria abitazione al Liido), con il cantante e suonatore di kaban (liuto yemenita) Cabdillaahi Maxamuud “Qarshi” (1924-1997?), massimo esponente della nuova canzone (heello) e fra i maggiori autori della canzone politica somala. Partecipa alla registrazione Aweys Maxamed Waasuge, allora regista del Teatro Nazionale Somalo e dal 1984 al 1989 collaboratore di Giannattasio alla ricerca sulla musica somala._-_Sharraxaad ku saabsan nidaamka kabanka. Sida loo adeegsaday: hadal, cod rageed,kaban. Taariikhda markay ahayd 18/12/1984 ayaa Francesco Giannattasio oo ku sugnaa gurigiisa liido ee Muqdisho uu ka duubay heesaaga iyo garaacaha kaban (yamaneed)(1924-1997?) kaaso ka mid ah dadka u horseeday curashada heellada iyo heesaha siyaasadda. Aweys Moxamed Waasuge oo soosaare ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed 1984-89 ayaa duubistaas qayb ka qaatay, gacanna ku siyay Giannattasio xagga baarista muusika soomaaliyeed._-_A scale performance on the lute. Recorder by Francesco Giannattasio on December, 18th 1984 in Mogadishu (at Giannattasio’s place in Liido) with the singer and kaban (a type Yemeni lute) player Cabdillaahi Maxamuud “Qarshi” (1924-1997?), leading figure of the new ‘heello’ song and among the most important authors of the Somali political song. In the presence of Aweys Maxamed Waasuge, director of the Somali National Theatre and collaborator of Giannattasio's in the research on the Somali music from 1984 to 1989

    Lay lay

    No full text
    Belwo, soosaare: Cabdi Shineemo, 1943; Lay-lay. waxaa loo adeegsadaa marka la qaadayo: hadal, cod rageed, kaban. Francesco Giannattasio ayaa 15/01/85, isagoo jooga guriga Cabdillaahi Maxamuud "Qarshi". ururin belwo iyo heello waxaa qaaday Cabdillaahi Maxamuud "Qarshi", isagoo adeegsanayo kaban iyo cod; Guduudo Carwo, cod haweenay; garaacis daf; fiyoliin; trumbo , Waxaa adeegsanauyay saddex fanaaniin oo ka tirsan Golaha Masraxa Soomaaliyeed. Waxaa duubistaas ka bayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannattasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 1984-89.._-_ Belwo (genere creato nel 1943 da Cabdi Shineemo). Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 15 gennaio 1985 a Mogadiscio presso l'abitazione di Cabdillaahi Maxamuud "Qarshi". Repertori del belwo e dell'heello (nuova musica somala) eseguiti da Cabdillaahi Maxamuud "Qarshi", kaban (liuto) e voce; Guduudo Carwo, voce femminile; percussioni (bongos; tamburello daf); violino; flauto, suonati da tre musicisti del TNS. Partecipa alla registrazione Aweys Maxamed Waasuge, allora regista del Teatro Nazionale Somalo e, dal 1984 al 1989, collaboratore di Giannattasio alla ricerca sulla musica somala._-_Belwo (a genre created by Cabdi Shineemo in 1943). Recorded by Francesco Giannattasio on January, 15th 1984 in Mogadishu at Cabdillaahi Maxamuud "Qarshi”’s place. Repertoires of below and heelo (new Somali song), performed by Cabdillaahi Maxamuud "Qarshi”, kaban (lute) and voice, Guduudo Carwo feminine voice, percussions (bongos, daf tambourine), violin, flute, played by three TNS musicians. In the presence of Aweys Maxamed Waasuge, who was the Director of the National Somali Theatre and, from 1984 to 1989, a collaborator in Giannattasio’s research on the Somali music

    Shoobo

    No full text
    "Shoobo", hees casri ah oo loo adeegsaday habdhaqameedkii beeralayd (labada Shabeelle)oo la xiriirta ciyaarta Nuumbiga; muusikadii A.KH.Cabdalla, mirihii Axmedey Cabdi Gaashaan, waxaa loo adeegsaday qaadisteeda: cod rageed iyo shareero: Francesco Giannattasio ayaa 26/12/84, isagoo jooga Moqdisho (gurigiisa Liido)ka duubay xeesaaga caanka ah Awees Khamiis Cabdalla. Waxaa duubistaas ka bayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannattasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 1984-89. "Shoobo"(nome di donna), canzone moderna nello stile tradizionale contadino (del Medio e Basso Scebeli), legato al culto di possessione (Nuumbi); musica di A.Kh. Cabdalla, parole di Axmadey Cadbi Gaashaan. Modo di esecuzione: voce maschile, shareero (lira). Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 26 dicembre 1984 a Mogadiscio (nella propria abitazione al Liido), con il suonatore di shareero (lira a sei corde) e cantante Aweys Khamiis Cabdalla. Partecipa alla registrazione Aweys Maxamed Waasuge, allora regista del Teatro Nazionale Somalo e, dal 1984 al 1989, collaboratore di Giannattasio alla ricerca sulla musica somala._-_"Shoobo" (woman’s name), modern song in the traditional farmer’s style (in the Middle and Low Scebeli), connected with possession ceremonies (Nuumbi), music by A.Kh. Cabdalla, lyrics from Axmadey Cadbi Gaashaan. Execution: male voice, ‘shareero’ (lyre). Recorded by Francesco Giannattasio on December, 26th 1984 in Mogadishu (at his place in Liido), with the singer and ‘shareero’ player Aweys Khamiis Cabdalla. In the presence of Aweys Maxamed Waasuge, who was the Director of the National Somali Theatre and, from 1984 to 1989, a collaborator in Giannattasio’s research on the Somali music

    [Poster 39]

    No full text
    Taariikhda illoobiimeyso qaybtaad ka qaadateen abuuridda bulshada cusub. "Jaalle Siyaad" - Dugsiga sare Yusuf Kowneyn G. O. R. miyiga - Guddiga ololaha horumarinta reer miyiga - Looxii amaanta - Looxii ceebta._-_La storia non dimentica la vostra partecipazione nella fondazione della nuova società. "Jalle Siyaad" - Scuola superiore Yusuf Kowneyn - La commissione per l'avanzamento degli abitanti delle campagne. Tabella degli apprezzamenti - Tabella dei biasimi._-_History will not forget your role in the birth of the new society. "Jalle Siyaad" - Yusuf Kowneyn High School - Commission for the advancement of rural inhabitants. Table of positive comments - Table of negative comments

    [Poster 33]

    No full text
    Dhallinta kacaanka soomaaliyeed - Dhallinyarada soomaaliyeed waxay ballan qadayaan inay hirgeliyaan ujeeddooyinka kacaanka soomaaliyeed - The national Youth Camps - Maajo 15._-_I giovani rivoluzionari somali - I giovani somali promettono di realizzare gli obiettivi della rivoluzione – 15 maggio._-_The Somali revolutionary youth - young Somalis undertake to fulfill the aims of the revolution

    75

    full texts

    5,899

    metadata records
    Updated in last 30 days.
    Archivio Aperto di Ateneo
    Access Repository Dashboard
    Do you manage Open Research Online? Become a CORE Member to access insider analytics, issue reports and manage access to outputs from your repository in the CORE Repository Dashboard! 👇