Archivio Aperto di Ateneo
Not a member yet
5899 research outputs found
Sort by
[Dhirta II, Dhirta geelu daaqo - Piante II, Piante da pascolo per i cammelli]
Geeduhu geelu daaqo waxay u kala baxaan geed-hoosaad iyo geed-sare; waxayna u kala baxaan geed-darmeed iyo geed aan darmo lahayn. Waxaa halkan laga doodeyaa dhirta ay geelu jecelyihiin ama ay necebyihiin, dhirta ay ku jirradaan ama ku dhintaan, geeduhu aan wax gaarisiinayn iyo dhirta ay ku ragaal baxaan._-_Una classificazione della vegetazione per il pascolo dei i cammelli può essere fatta sulla base del tipo di pianta e dell’utilità della pianta stessa. Vengono qui trattate le piante preferite dai cammelli, quelle aborrite, quelle con le quali si ammalano o muoiono, quelle innocue e infine le piante purgative._-_Camel pastures are classified according to plants species and specific use. Camels’ preferences and dislikes are indicated along with harmful or lethal plants, those which are safe and those used as laxatives.Haasaawe badan oo laga duubay siddeetameeyadii odayaal ka shaqaynaayay Akadeemiyada Cilmiga iyo Fanka iyo Suugaanta ee Muqdisho iyagoo ka hadlaya hiddaha iyo dhaqanka ee bulshada soomaaliyeed._-_Registrazioni audio di conversazioni intercorse tra anziani dell'Accademia delle Scienze, delle Arti e della Letteratura di Mogadiscio negli anni '80, su temi relativi alla cultura e alla società tradizionali somale._-_Conversations between Elders of the Academy of Science, Arts and Literature on arguments related with Somali culture, society and traditions, recorded in Mogadishu in the 80's