Archivio Aperto di Ateneo
Not a member yet
    5899 research outputs found

    [Ido - Ovini]

    No full text
    Idaha marka hore waxay u kala baxaan lab iyo dheddig, wan iyo lax baa loo kala saaraa, markay yaryihiinna oo ay koraan magacyo kala duwan baa loo yaqaanna. Hilibkooda Soomaalidu aad iyo aad bay u qiimaysaa, waxayna ku soo dowaysaa martida. Waxay kale Somaalidu u qabataa inay idaha subaggoodu ay ka reeban yihiin cudur oo dhan._-_Le pecore vengono qui classificate secondo nomi che ne indicano l’età e il sesso. La pecora o il montone spesso vengono offerti per dirimere controversie, per accogliere ospiti di riguardo o come dote. Il gluteo di pecora viene usato inoltre come cura tradizionale per diverse malattie._-_Sheep are named according to age and gender. Ewes and rams are frequently offered to settle disputes, to welcome important guests and for a dowry. Sheep’s buttocks are used in traditional cures for various illnesses.Haasaawe badan oo laga duubay siddeetameeyadii odayaal ka shaqaynaayay Akadeemiyada Cilmiga iyo Fanka iyo Suugaanta ee Muqdisho iyagoo ka hadlaya hiddaha iyo dhaqanka ee bulshada soomaaliyeed._-_Registrazioni audio di conversazioni intercorse tra anziani dell'Accademia delle Scienze, delle Arti e della Letteratura di Mogadiscio negli anni '80, su temi relativi alla cultura e alla società tradizionali somale._-_Conversations between Elders of the Academy of Science, Arts and Literature on arguments related with Somali culture, society and traditions, recorded in Mogadishu in the 80's

    Capire l'Africa. Incontro con Mohamed Aden

    No full text
    Pierluigi Malesani intervista Mohamed Aden Sheik, presidente dell'Associazione Soomaaliya Onlus, che ci aiuta a capire la Somalia e l'Africa.Pierluigi Malesani oo waraysi la yeeshay Maxamed Aadan Sheekh, oo ahaa guddoomiyaha ururka Onlus. Waraysigaas wuxuu dadka u ifinayay fahmidda Soomaaliya iyo Afrika.Pierluigi Malesani's interview to Mohamed Aden Shei, president of the Onlus Assocation "Somalia", helps us to understand Somali and Africa in general.Link Part 1: http://www.youtube.com/watch?v=FGV8m9aVUF8 - Link Part 2: http://www.youtube.com/watch?v=MjjqBClahKgServizio di Pierluigi Malesani trasmesso da Rai Due.Barnaamij uu soo diyaariyay Pierluigi Malesani oo laga soo daayay TV Rai Due.Reportage by Pierluigi Malesani, trasmitted on Rai Due

    [Poster 27]

    No full text
    Gaajo waxaa lagu dumin karaa Iskaashi ku habaysan teknolooji iyo tacliin._-_La fame si può sconfiggere con una cooperazione basata sullo studio e la tecnologia._-_Hunger can be overcome through a cooperation based on education and technolog

    [Poster 28]

    No full text
    Afro-asian people's solidarity organization - Regional consultative meeting - 17-19 December 1971 – Mogadishu - Somali Democratic Rep._-_Organizzazione per la solidarietà dei popoli afro-asiatici – Incontro consultivo regionale – 17-19 Dicembre 1971 – Mogadiscio - Repubblica Democratica Somala._-_Ururka istaageeridda dadyowga Afrika iyo Asia – Shirka wadatashiga gobollada - 17-19 Disembar 1971 - Muqdisho - Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Soomaliya

    [Poster 5]

    No full text
    Soomalida galbeed iyo kuwa geesta Baali joogiyo, gumaysi diid baynu nahay, gobannimo u dirir baynu nahay, geesiyada dhaarsan baynu nahay, kuwa geeriyona ayannu nahay, kuwa mirihiisa guranaya ayannu nahay, kuwa guddonsada ayannu nahay: Halgan Gagsi Guul._-_Noi della Somalia occidentale e quelli di Bali (regione meridionale dell’Etiopia) siamo anti-colonialisti, siamo combattenti per l'indipendenza, siamo eroi giurati, siamo pronti a morire per la nostra libertà, siamo quelli che raccoglieranno i loro frutti, siamo quelli che hanno come motto: Lotta Resistenza Vittoria._-_We from Western Somalia and Bali are anti-colonialist, we fight for independence, we are vowed heroes, ready to die for our freedom, we are those who will reap their harvest, those whose motto is: Fight - Resistance - Victory

    [Poster 9]

    No full text
    Warshadada dawladda iyo iskaashatooyinka waxay u shaqeyaan hal ahaansho lagu gaaro horumar iyo tiknikada cusub - Warshadda gaar ahaaneed waxay u shaqeeyaan si ay u ilaaliyaan danaha maalqabeenka._-_Le industrie statali e le cooperative lavorano per acquisire nuove tecniche di sviluppo - Le industrie private lavorano per l’interesse dei capitalisti._-_State factories and cooperatives work for further development and new know-how - Private enterprises work for the interest of capitalists

    Presentazione Qaamuuska Af-Soomaali (Grande Dizionario Somalo Monolingue)

    No full text
    Presentazione del Qaamuuska Af-Soomaali (Grande Dizionario Somalo Monolingue) a cura di Annarita Puglielli e Cabdalla Cumar Mansuur, presso il Ministero degli Affari Esteri in occasione dell'International Contact Group on Somalia.Daahfurka Qaamuuska Af-soomaaliga (Qaamuus weyn oo hal afle ah) oo soo diyaariyeen Annarita Puglielli iyo Cabdalla Cumar Mansuur, oo lagu qabtay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Taliyaaaniga, halkaasoo ka dhacayay shirkii Contact Group ee Caalamiga ah.Presentation of the "Qaamuuska Af-Soomaali" (Big Monolingual Somali Dictionary), edited by Annarita Puglielli and Cabdalla Cumar Mansur, at the Foreign Ministry in occasion of the International Contact Group on Somalia.Link: http://www.youtube.com/watch?v=JW6MQo50ehg&feature=youtu.b

    Pubblicare a Roma Tre : [intervento all'incontro I percorsi della pubblicazione scientifica - Author workshop a Roma Tre]

    No full text
    Slides dell'intervento al seminario "I percorsi della pubblicazione scientifica : Author Workshop a Roma Tre" organizzato dal Sistema Bibliotecario d'Ateneo in collaborazione con Springer Verlag

    [Poster 47]

    No full text

    [Poster 54]

    No full text

    75

    full texts

    5,899

    metadata records
    Updated in last 30 days.
    Archivio Aperto di Ateneo
    Access Repository Dashboard
    Do you manage Open Research Online? Become a CORE Member to access insider analytics, issue reports and manage access to outputs from your repository in the CORE Repository Dashboard! 👇