Archivio Aperto di Ateneo
Not a member yet
5899 research outputs found
Sort by
[Geel II, Heeso-geelood - Cammelli II, Canti per i cammelli]
Odeyaasha waxay halkan dooddoodu tahay Heesaha xoolaha nool gaar ahaan geela oo ah meesiga soomaalidu ugu jeceshahay oo sidaa darteeda ay ku magacawdo “boqorkii xoolaha”. Waxay isku dayayaan inay tiriyaan heesaha soomaalidu ugu heesto oo caanka ah oo aan la aqoon ninkii tiriyay, lakiinse dhaxalkii soomaaliyeed ah._-_In questa conversazione gli anziani citano le poesie e le canzoni più note dedicate ai cammelli, i canti di cui non si conoscono gli autori, ma che ormai fanno parte del patrimonio culturale e artistico dei somali._-_In this conversations the elders turn to famous poems and songs dedicated to camels. such songs are of unknown author but constituted and integral part of Somali cultural heritage.Haasaawe badan oo laga duubay siddeetameeyadii odayaal ka shaqaynaayay Akadeemiyada Cilmiga iyo Fanka iyo Suugaanta ee Muqdisho iyagoo ka hadlaya hiddaha iyo dhaqanka ee bulshada soomaaliyeed._-_Registrazioni audio di conversazioni intercorse tra anziani dell'Accademia delle Scienze, delle Arti e della Letteratura di Mogadiscio negli anni '80, su temi relativi alla cultura e alla società tradizionali somale._-_Conversations between Elders of the Academy of Science, Arts and Literature on arguments related with Somali culture, society and traditions, recorded in Mogadishu in the 80's