Archivio Aperto di Ateneo
Not a member yet
5899 research outputs found
Sort by
Waar Allaahe hee
"Waar Allaahe hee"; dhaanto. F. Giannattasio ayaa ka duubay 20/09/98, isagoo jooga Baabile, gobolka IV (Oromiya) ee Itoobiya, dad badankooda soomaali ah (Daarood Ogaadeen iyo qabaa'il kale ee soomaali Galbeed). Waxaa duubista ka qayb qaatay, iyadoo lagu sugnaa guri gaar ah, Axmed Faarax C. "Idaajaa", Simone Tarsitani iyo Giorgio Banti._-_"Waar Allaahe hee" (Grazie a Dio, vivi in eterno); dhaanto, genere poetico. Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 20 settembre 1998 a Baabile, nella IV regione (Oromia) dell’Etiopia, gruppo etnico prevalente: Somali (Daarood Ogaadeen e altre cabile della Soomaali Galbeed). Partecipavano alla registrazione, svoltasi presso un’abitazione privata, Axmed Faarax Cali “Idaajaa”, Simone Tarsitani e Giorgio Banti._-_"Waar Allaahe hee" (Thanks to God, you live forever); dhaanto, poetic genre. Recorded by Francesco Giannattasio on September, 20th 1998 in Baabile, in the 4th region (Oromia) of Ethiopia, in a private house; main group/clan: Somalis (Daarood Ogaadeen and other sub-clans of the Soomaali Galbeed). In the presence of Axmed Faarax Cali “Idaajaa”, Simone Tarsitani and Giorgio Banti
Introduzione parlata sui canti di lavoro maschili
Introduzione parlata sui canti di lavoro maschili. Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 24 settembre 1998 a Jigjiga, nella V regione (Somalia) dell’Etiopia, gruppo etnico prevalente: Somali di varie cabile. Partecipavano alla registrazione, svoltasi presso l’abitazione privata di Cumar Ibraahiim, Ministro dell'Agricoltura della V regione: Axmed Faarax Cali “Idaajaa” e Simone Tarsitani._-_Arar looga hadlaayo hees hawleedka ragga. F. Giannattasio ayaa ka duubay 24/9/98, isagoo jooga Jigjiga, gobolka V (Soomaalida) ee Itoobiya, dad badankooda soomaali ah, oo ka soo jeeda qabaa'il kala duwan. Waxaa duubista ka qayb qaatay (iyadoo lagu sugnaa guriga Cumar Ibraahin, wasiirka wasaaradda beeraha) Axmed Faarax C. "Idaajaa", Simone Tarsitani iyo Giorgio Banti. _-_Spoken introduction on male work songs. Recorded by Francesco Giannattasio on September, 24th 1998 in Jigjiga, in the 5th region (Somalia) of Ethiopia, at Cumar Ibraahiim's place (Agriculture Minister of the 5th region); main group/clan: Somalis belonging to different clans. In the presence of Axmed Faarax Cali “Idaajaa” and Simone Tarsitani
Waa dheelli beereedo / Waa dheefsan doontaa / Dhabarow dhibkaa qaado
"Waa dheelli beereedo / Waa dheefsan doontaa / Dhabarow dhibkaa qaado", hees beereed. F. Giannattasio ayaa ka duubay 24/9/98, isagoo jooga Jigjiga, gobolka V (Soomaalida) ee Itoobiya, dad badankooda soomaali ah, oo ka soo jeeda qabaa'il kala duwan. Waxaa duubista ka qayb qaatay Axmed Faarax C. "Idaajaa", Simone Tarsitani iyo Giorgio Banti._-_"Waa dheelli beereedo / Waa dheefsan doontaa / Dhabarow dhibkaa qaado” (Lo squilibrio [del lavoro] dei campi, [ne] trarrai profitto, o schiena sopporta la fatica), prima strofa; hees-beerta: canto per la semina. Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 24 settembre 1998 a Jigjiga, nella V regione (Somalia) dell’Etiopia, gruppo etnico prevalente: Somali di varie cabile. Partecipavano alla registrazione, svoltasi presso l’abitazione privata di Cumar Ibraahiim, Ministro dell'Agricoltura della V regione: Axmed Faarax Cali “Idaajaa” e Simone Tarsitani._-_"Waa dheelli beereedo / Waa dheefsan doontaa / Dhabarow dhibkaa qaado” (You'll make profit from the unbalanced work in the fields, oh back, bear the strain), first verse; hees-beerta: song for the seeding. Recorded by Francesco Giannattasio on September, 24th 1998 in Jigjiga, in the 5th region (Somalia) of Ethiopia, at Cumar Ibraahiim's place (Agriculture Minister of the 5th region); main group/clan: Somalis belonging to different clans. In the presence of Axmed Faarax Cali “Idaajaa” and Simone Tarsitani
Canto che accompagna la danza rituale (2)
Canto che accompagna la danza rituale. Modo di esecuzione: voci, lira (shareero, o lumiya), tre tamburi (tabuul), mani (sacab). Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio l'11 febbraio 1985 a Far Xaano, nella regione di Shabellada Hoose (Basso Scebeli) nei pressi di Baraawe (Brava), in occasione della siyaaro (commemorazione) alla tomba dello Sheekh Makhtuub Karaama. Rituale di possessione del Nuumbi (vr. Luumbi). Partecipa alla registrazione Aweys Maxamed Waasuge, allora regista del Teatro Nazionale Somalo e, dal 1984 al 1989, collaboratore di Giannattasio alla ricerca sulla musica somala._-_Hees raacsan ciyaarta luumbiga. Waxaa loo adeegsaday: cod, shareero, saddex reeme, sacab. F. Giannattasio ayaa duubay 11/02/85, isagoo jooga Far Xasan, gobolka Shabeellada Hoose, agagaarka Baraawe, halkaasoo lagu hayay siyaadarii Sh. Makhtuub Karaama. Waxaa duubistaas ka qayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannattasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 1984-89._-_Song that accompanies the ritual dance. Performance: vocals, lyre (shareero or lumiya), three drums (tabuul), hands (sacab). Recorded by Francesco Giannattasio on February 11th, 1985 in Far Xaano, in the Shabellada Hoose region (Lower Shabelle) near Baraawe (Brava), on the occasion of Sheekh Makhtuub Karaama memorial (siyaaro) at his tomb. Nuumbi (or Luumbi) possession ceremony. In the presence of Aweys Maxamed Waasuge, director of the Somali National Theatre and Giannattasio's collaborator in his research on Somali music from 1984 to 1989
Qasiido (1)
Qasiido cusub, digriga Qaadiriya. F. Giannattasio ayaa duubay 28/01/85, isagoo jooga Muqdisho, xaafadda Cabdulcasiis, halkaasoo lagu hayay siyaadarii Sh. Cabdulcasiis. Waxaa duubistaas ka qayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannattasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 1984-89._-_Nuova qasiido, rituale di digri della Qaadiriya (in funzione). Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 28 gennaio 1985 a Mogadiscio presso la Moschea di Cabdilcasiis (quartiere Liido), in occasione della siyaaro (commemorazione) per lo Sheekh Cabdilcasiis, celebrata con il digri (dhikr) dalla confraternita (dariiqo) Qaadiriya. Partecipa alla registrazione Aweys Maxamed Waasuge, allora regista del Teatro Nazionale Somalo e, dal 1984 al 1989, collaboratore di Giannattasio alla ricerca sulla musica somala._-_New qasiido, dhikr ceremony of Qaadiriya. Recorded by Francesco Giannattasio on January 28, 1985 at Mogadishu Cabdilcasiis Mosque (Liido district), on the occasion of Sheekh Cabdilcasiis memorial (siyaaro), celebrated through Dhikr by Qaadiriya brotherhood; the recording moves gradually from the male group towards the female group. In the presence of Aweys Maxamed Waasuge, director of the Somali National Theatre and Giannattasio's collaborator in his research on Somali music from 1984 to 1989