Archivio Aperto di Ateneo
Not a member yet
5899 research outputs found
Sort by
[Dhiig kala qaadasho; Mag - Risarcimento di sangue]
Odayaasha waxay ka hadlayaan waxa la yiraahdo magta ama diyada ama qofkii wax la yeelo ama ha dhinto ama xubin wax ha laga yeelo ama meel wax ha laga yeele, sida loogu macaamiloodo ama dhaqan ahaan, ama diin ahaan, ama xeer ahaan._-_L’argomento trattato è il mag o diyo cioè il guidrigildo o prezzo del sangue, ovvero la somma che l’uccisore e il suo clan devono pagare a titolo di risarcimento alla famiglia e al clan dell’ucciso o del leso, secondo il diritto islamico e consuetudinario somalo._-_The topic dealt with is mag o diyo, in other words the amount the offending party and his clan members must pay in order to compensate the family and clan who have suffered the loss, in accordance with Islamic and Somali customary law.Haasaawe badan oo laga duubay siddeetameeyadii odayaal ka shaqaynaayay Akadeemiyada Cilmiga iyo Fanka iyo Suugaanta ee Muqdisho iyagoo ka hadlaya hiddaha iyo dhaqanka ee bulshada soomaaliyeed._-_Registrazioni audio di conversazioni intercorse tra anziani dell'Accademia delle Scienze, delle Arti e della Letteratura di Mogadiscio negli anni '80, su temi relativi alla cultura e alla società tradizionali somale._-_Conversations between Elders of the Academy of Science, Arts and Literature on arguments related with Somali culture, society and traditions, recorded in Mogadishu in the 80's