Archivio Aperto di Ateneo
Not a member yet
    5899 research outputs found

    Fotografia A200

    No full text

    Fotografia A207

    No full text

    [Xeerka geedka - Aribitrio tra i contendenti]

    No full text
    Odeyaashu waxay meshaan kaga doodeyaan dhexdhexadiinta dadka wax isku haysta, siiba garqaybinta iyo magdhowga kuwaas oo ku dhisan xeerarka Soomaalida iyo sharciga Islaamka. Waxaa kale oo laga hadlayaa duqowda iyo garyaqaannada loogu yeerayo dhexdhexaadintan. Waxaa kale oo itaa sii raaca hubinta iyo hufnaanta qofka marakhaatiga loo qaadanayo._-_In questa conversazione gli anziani affrontano il tema dell’arbitrio tra i contendenti, ossia come avvengono i processi e vengono determinati i risarcimenti nel diritto tradizionale somalo e secondo la legge islamica. Si considerano inoltre i tipi di dignitari e di esperti che vengono chiamati a dirimere i contenziosi e vengono analizzate la figura del testimone e del delegato._-_In this conversation the elders consider the topic of arbitration, in other words how trials work and how damages are apportioned in traditional Somali and Islamic law. Further consideration is given to public figures and experts that are summonsed to settle dispute. The roles of witness and representative are outlined.Haasaawe badan oo laga duubay siddeetameeyadii odayaal ka shaqaynaayay Akadeemiyada Cilmiga iyo Fanka iyo Suugaanta ee Muqdisho iyagoo ka hadlaya hiddaha iyo dhaqanka ee bulshada soomaaliyeed._-_Registrazioni audio di conversazioni intercorse tra anziani dell'Accademia delle Scienze, delle Arti e della Letteratura di Mogadiscio negli anni '80, su temi relativi alla cultura e alla società tradizionali somale._-_Conversations between Elders of the Academy of Science, Arts and Literature on arguments related with Somali culture, society and traditions, recorded in Mogadishu in the 80's

    [Magan gelin - Rifugio o asilo]

    No full text
    Bulshada Somaalida martidu qadarin ayay ku leedahay.Qaybtan waxaa si gaar ah looga hadlaya magan gelinta martida,qofka loo martiyayo,kan soo martiyayi iyo sababtu u soo martiyay._-_In questa conversazione si fa riferimento a quello che si chiama magan gelin, ovvero il dare rifugio e asilo. L’argomento viene trattato sotto diversi punti di vista, quella di colui che offre ospitalità, di chi la richiede e infine della ragione per cui la protezione o rifugio sono richiesti._-_This conversation looks at hospitality known as magan gelin, in other words providing shelter or asylum. different view points are considered, including that of the host, that of the person seeking hospitality and finally the reasons underlying the request for shelter or asylum.Haasaawe badan oo laga duubay siddeetameeyadii odayaal ka shaqaynaayay Akadeemiyada Cilmiga iyo Fanka iyo Suugaanta ee Muqdisho iyagoo ka hadlaya hiddaha iyo dhaqanka ee bulshada soomaaliyeed._-_Registrazioni audio di conversazioni intercorse tra anziani dell'Accademia delle Scienze, delle Arti e della Letteratura di Mogadiscio negli anni '80, su temi relativi alla cultura e alla società tradizionali somale._-_Conversations between Elders of the Academy of Science, Arts and Literature on arguments related with Somali culture, society and traditions, recorded in Mogadishu in the 80's

    [Dhirta I, Dhirta dawaayga ah - Piante I, Piante medicinali]

    No full text
    Dhirta noocyo badan bay u kala baxdaa, aqoonteeduna aad bay u fara badantahay. Waxaa halkan laga doodeyaa dhirta dawaayga xaggeda, sidi loo isticmaali jiray sidiina loo yiqiin intii isticmaalku wadanku soo galin kuwii aqoonta dheeraadka u lahaana ay dhamaanin._-_In questa sessione vengono enumerati e descritti vari tipi di piante medicinali, il loro uso e impiego prima che fossero rimpiazzate dai farmaci dall’era coloniale in poi e si estinguessero i depositari della conoscenza che si aveva di esse._-_In this session various medicinal plants are listed and described, considering their application before they were made obsolete by modern colonial drugs and those with this knowledge passed on.Haasaawe badan oo laga duubay siddeetameeyadii odayaal ka shaqaynaayay Akadeemiyada Cilmiga iyo Fanka iyo Suugaanta ee Muqdisho iyagoo ka hadlaya hiddaha iyo dhaqanka ee bulshada soomaaliyeed._-_Registrazioni audio di conversazioni intercorse tra anziani dell'Accademia delle Scienze, delle Arti e della Letteratura di Mogadiscio negli anni '80, su temi relativi alla cultura e alla società tradizionali somale._-_Conversations between Elders of the Academy of Science, Arts and Literature on arguments related with Somali culture, society and traditions, recorded in Mogadishu in the 80's

    Fotografia A222

    No full text

    Fotografia A279

    No full text

    Fotografia A281

    No full text

    Fotografia A283

    No full text

    Fotografia A290

    No full text

    75

    full texts

    5,899

    metadata records
    Updated in last 30 days.
    Archivio Aperto di Ateneo
    Access Repository Dashboard
    Do you manage Open Research Online? Become a CORE Member to access insider analytics, issue reports and manage access to outputs from your repository in the CORE Repository Dashboard! 👇