Archivio Aperto di Ateneo
Not a member yet
    5899 research outputs found

    Aanu rayfaladii iyo rasaasta ridnee / Soo Raaxa ma joogta reerahayee?

    No full text
    "Aanu rayfaladii iyo rasaasta ridnee / Soo Raaxa ma joogta reerahayee?", dhaanto nooca 3. Waxaa loo adeegsaday: codad, durbaan teneg caag ah iyo sacab. F. Giannattasio ayaa ka duubay 24/9/98, isagoo jooga Jigjiga, gobolka V (Soomaalida) ee Itoobiya, dad badankooda soomaali ah, oo ka soo jeeda qabaa'il kala duwan. Waxaa duubista ka qayb qaatay (iyadoo lagu sugnaa guriga Cumar Ibraahin, wasiirka wasaaradda beeraha) Axmed Faarax C. "Idaajaa", Simone Tarsitani iyo Giorgio Banti._-_“Aanu rayfaladii iyo rasaasta ridnee / Soo Raaxa ma joogta reerahayee?" (Dato che dobbiamo sparare col fucile e le pallottole [figur. per indicare un dialogo cantato]/ Raxo è in casa?”; dhaanto, tipo 3. Modo di esecuzione: voci, tamburo (tanica di plastica), mani. Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 24 settembre 1998 a Jigjiga, nella V regione (Somalia) dell’Etiopia, gruppo etnico prevalente: Somali di varie cabile. Partecipavano alla registrazione, svoltasi presso l’abitazione privata di Cumar Ibraahiim, Ministro dell'Agricoltura della V regione: Axmed Faarax Cali “Idaajaa” e Simone Tarsitani._-_“Aanu rayfaladii iyo rasaasta ridnee / Soo Raaxa ma joogta reerahayee?” (As we have to shot with rifle and bullets [fig., to point out a chanted dialogue], is Raxo at home?); dhaanto, type 3. Performance: vocals, drum (plastic tank), hands. Recorded by Francesco Giannattasio on September, 24th 1998 in Jigjiga, in the 5th region (Somalia) of Ethiopia, at Cumar Ibraahiim's place (Agriculture Minister of the 5th region); main group/clan: Somalis belonging to different clans. In the presence of Axmed Faarax Cali “Idaajaa” and Simone Tarsitani

    "An application of Guuleed's Maanso Scansion System to 'Dardaaran"

    No full text
    This paper is organized in two sections. In the first Maanso classification is discussed, together with a scansion system based on works by Andrzejewski, Johnson, Guuleed and Samatar. The second section offers a detailed analysis of one particular Gabay, called "Dardaaran", by Sayyid Mahammad Abdille Hassan.Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay labo qaybood. Qaybta hore waxay falanqaynaysaa abla-ablaynta maansada iyo nidaamka scansion-ka oo laga soo xigtay hawshii Anddrzejewiski, Johson, Guuleed iyo Samantar. Qaybta labaad waxay ka koobantahay lafagur tifaftiran oo ku saabsan gabay gaar ah, “Dardaaran” oo tiriyay Sayid Maxmed Cabdulle Xasan.Questo documento è organizzato in due sezioni. La prima analizza la classificazione Maanso e un sistema di scansione sulla base del lavoro di Andrzejewski, Johnson, Guuleed e Samatar. La seconda sezione è costituita da una dettagliata analisi di un Gabay particolare, il "Dardaaran", di Mahammad Sayyid Hassan Abdille

    Abbaay abbaay (3)

    No full text
    "Abbay abbay", digri qaadiriya. F. Giannattasio ayaa duubay 28/01/85, isagoo jooga Muqdisho, xaafadda Cabdulcasiis, halkaasoo lagu hayay siyaadarii Sh. Cabdulcasiis. Waxaa duubistaas ka qayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannattasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 1984-89._-_"Abbaay abbaay", rituale di digri della Qaadiriya (in funzione). Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 28 gennaio 1985 a Mogadiscio presso la Moschea di Cabdilcasiis (quartiere Liido), in occasione della siyaaro (commemorazione) per lo Sheekh Cabdilcasiis, celebrata con il digri (dhikr) dalla confraternita (dariiqo) Qaadiriya. Partecipa alla registrazione Aweys Maxamed Waasuge, allora regista del Teatro Nazionale Somalo e, dal 1984 al 1989, collaboratore di Giannattasio alla ricerca sulla musica somala._-_"Abbaay abbaay", dhikr ceremony of Qaadiriya. Recorded by Francesco Giannattasio on January 28, 1985 at Mogadishu Cabdilcasiis Mosque (Liido district), on the occasion of Sheekh Cabdilcasiis memorial (siyaaro), celebrated through Dhikr by Qaadiriya brotherhood; the recording moves gradually from the male group towards the female group. In the presence of Aweys Maxamed Waasuge, director of the Somali National Theatre and Giannattasio's collaborator in his research on Somali music from 1984 to 1989

    Fotografia S063

    No full text

    Fotografia S079

    No full text

    Fotografia S099

    No full text

    Fotografia S100

    No full text

    Fotografia A002

    No full text
    Appartenente a: Fondo Tedeschini LalliBelonging to: Tedeschini Lalli Fun

    Fotografia A006

    No full text
    Appartenente a: Fondo Tedeschini LalliBelonging to: Tedeschini Lalli Fun

    Fotografia A008

    No full text
    Appartenente a: Fondo Tedeschini LalliBelonging to: Tedeschini Lalli Fun

    75

    full texts

    5,899

    metadata records
    Updated in last 30 days.
    Archivio Aperto di Ateneo
    Access Repository Dashboard
    Do you manage Open Research Online? Become a CORE Member to access insider analytics, issue reports and manage access to outputs from your repository in the CORE Repository Dashboard! 👇