Archivio Aperto di Ateneo
Not a member yet
    5899 research outputs found

    Runta sheego, Runay mana raaci kartaa yee (2)

    No full text
    "Runta sheeg Runay mana raaci kartaa yee", dhaanto nooca 2, 3. Waxyaabaha loo adeegsaday: codad, teneg la garaacayo, sacab. F. Giannattasio ayaa ka duubay 24/9/98, isagoo jooga Jigjiga, gobolka V (Soomaalida) ee Itoobiya, dad badankooda soomaali ah, oo ka soo jeeda qabaa'il kala duwan. Waxaa duubista ka qayb qaatay (iyadoo lagu sugnaa guriga Cumar Ibraahin, wasiirka wasaaradda beeraha) Axmed Faarax C. "Idaajaa", Simone Tarsitani iyo Giorgio Banti._-_"Runta sheego, Runay mana raaci kartaa yee" (Dì la verità, o Verità, puoi venire con noi?); dhaanto, tipo 2, 3. Modo di esecuzione: voci, tamburo (tanica di plastica), mani. Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 24 settembre 1998 a Jigjiga, nella V regione (Somalia) dell’Etiopia, gruppo etnico prevalente: Somali di varie cabile. Partecipavano alla registrazione, svoltasi presso l’abitazione privata di Cumar Ibraahiim, Ministro dell'Agricoltura della V regione: Axmed Faarax Cali “Idaajaa” e Simone Tarsitani._-_"Runta sheego, Runay mana raaci kartaa yee" (Tell the truth, oh Truth, can you come with us?); dhaanto, type 2, 3. Performance: vocals, drum (plastic tank), hands. Recorded by Francesco Giannattasio on September, 24th 1998 in Jigjiga, in the 5th region (Somalia) of Ethiopia, at Cumar Ibraahiim's place (Agriculture Minister of the 5th region); main group/clan: Somalis belonging to different clans. In the presence of Axmed Faarax Cali “Idaajaa” and Simone Tarsitani

    Abbaay abbaay (1)

    No full text
    "Abbay abbay", digri qaadiriya. F. Giannattasio ayaa duubay 28/01/85, isagoo jooga Muqdisho, xaafadda Cabdulcasiis, halkaasoo lagu hayay siyaadarii Sh. Cabdulcasiis. Waxaa duubistaas ka qayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannattasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 1984-89._-_"Abbaay abbaay", rituale di digri, gruppo femminile e gruppo maschile della Qaadiriya (in funzione). Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 28 gennaio 1985 a Mogadiscio presso la Moschea di Cabdilcasiis (quartiere Liido), in occasione della siyaaro (commemorazione) per lo Sheekh Cabdilcasiis, celebrata con il digri (dhikr) dalla confraternita (dariiqo) Qaadiriya; la registrazione si sposta progressivamente dal gruppo femminile verso il gruppo maschile. Partecipa alla registrazione Aweys Maxamed Waasuge, allora regista del Teatro Nazionale Somalo e, dal 1984 al 1989, collaboratore di Giannattasio alla ricerca sulla musica somala._-_"Abbaay abbaay", dhikr ceremony, female and male groups of Qaadiriya. Recorded by Francesco Giannattasio on January 28, 1985 at Mogadishu Cabdilcasiis Mosque (Liido district), on the occasion of Sheekh Cabdilcasiis memorial (siyaaro), celebrated through Dhikr by Qaadiriya brotherhood; the recording moves gradually from the female group towards the male group. In the presence of Aweys Maxamed Waasuge, director of the Somali National Theatre and Giannattasio's collaborator in his research on Somali music from 1984 to 1989

    Fotografia S034

    No full text

    Fotografia S075

    No full text

    Fotografia S094

    No full text

    Fotografia S097

    No full text

    Fotografia A023

    No full text

    Fotografia A038

    No full text

    Fotografia A053

    No full text

    Fotografia A057

    No full text

    75

    full texts

    5,899

    metadata records
    Updated in last 30 days.
    Archivio Aperto di Ateneo
    Access Repository Dashboard
    Do you manage Open Research Online? Become a CORE Member to access insider analytics, issue reports and manage access to outputs from your repository in the CORE Repository Dashboard! 👇