Archivio Aperto di Ateneo
Not a member yet
    5899 research outputs found

    Muusa dheerow, Macaane maysku kaa marmaraaye?

    No full text
    "Muusa dheerow, Macaane maysku kaa marmaraaye?", dhaanto. Waxaa loo adeegsaday: codad, durbaan (teneg caag ah) iyo sacab. F. Giannattasio ayaa ka duubay 24/9/98, isagoo jooga Jigjiga, gobolka V (Soomaalida) ee Itoobiya, dad badankooda soomaali ah, oo ka soo jeeda qabaa'il kala duwan. Waxaa duubista ka qayb qaatay (iyadoo lagu sugnaa guriga Cumar Ibraahin, wasiirka wasaaradda beeraha) Axmed Faarax C. "Idaajaa", Simone Tarsitani iyo Giorgio Banti._-_“Muusa dheerow, Macaane maysku kaa marmaraaye?” (O alto Muusa, o dolce, posso avvinghiarmi a te?), ritornello; dhaanto, tipo 1: corrispondente alla prima delle quattro fasi in cui si articola una seduta di dhaanto. Modo di esecuzione: voci, tamburo (tanica di plastica), mani. Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 24 settembre 1998 a Jigjiga, nella V regione (Somalia) dell’Etiopia, gruppo etnico prevalente: Somali di varie cabile. Partecipavano alla registrazione, svoltasi presso l’abitazione privata di Cumar Ibraahiim, Ministro dell'Agricoltura della V regione: Axmed Faarax Cali “Idaajaa” e Simone Tarsitani._-_“Muusa dheerow, Macaane maysku kaa marmaraaye?” (Oh noble Muusa, oh beloved, can I cling to you?), refrain; dhaanto, type 1: it coincides with the first of the four phases in which a dhaanto session is articulated. Performance: vocals, drum (plastic tank), hands. Recorded by Francesco Giannattasio on September, 24th 1998 in Jigjiga, in the 5th region (Somalia) of Ethiopia, at Cumar Ibraahiim's place (Agriculture Minister of the 5th region); main group/clan: Somalis belonging to different clans. In the presence of Axmed Faarax Cali “Idaajaa” and Simone Tarsitani

    Guxaala laga keenay Galbeed ee

    No full text
    "Guxaala laga keenay Galbeed ee", dhaanto nooca 4. Waxaa loo adeegsaday: codad, durbaan tenig caag ah iyo sacab. F. Giannattasio ayaa ka duubay 24/9/98, isagoo jooga Jigjiga, gobolka V (Soomaalida) ee Itoobiya, dad badankooda soomaali ah, oo ka soo jeeda qabaa'il kala duwan. Waxaa duubista ka qayb qaatay (iyadoo lagu sugnaa guriga Cumar Ibraahin, wasiirka wasaaradda beeraha) Axmed Faarax C. "Idaajaa", Simone Tarsitani iyo Giorgio Banti._-_"Guxaala laga keenay Galbeed ee" (E’ stato portato da Guxaala del Galbeed); dhaanto, tipo 4. Modo di esecuzione: voci, tamburo (tanica di plastica), mani. Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 24 settembre 1998 a Jigjiga, nella V regione (Somalia) dell’Etiopia, gruppo etnico prevalente: Somali di varie cabile. Partecipano alla registrazione, svoltasi presso l’abitazione privata di Cumar Ibraahiim, Ministro dell'Agricoltura della V regione: Axmed Faarax Cali “Idaajaa” e Simone Tarsitani._-_"Guxaala laga keenay Galbeed ee" (He has been brought by Guxaala of Galbeed); dhaanto, type 4. Performance: vocals, drum (plastic tank), hands. Recorded by Francesco Giannattasio on September, 24th 1998 in Jigjiga, in the 5th region (Somalia) of Ethiopia, at Cumar Ibraahiim's place (Agriculture Minister of the 5th region); main group/clan: Somalis belonging to different clans. In the presence of Axmed Faarax Cali “Idaajaa” and Simone Tarsitani

    Musica di danza (1)

    No full text
    Musica di danza, culto del Nuumbi (in funzione). Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 25 gennaio 1985 nel villaggio di Buulo Sheekh (Qoriooley - Shabeellada Hoose), relativa a una seduta rituale del culto di possessione del Nuumbi. Modo di esecuzione: shareero (lumiya), tre tamburi, battito di mani, voci. Partecipa alla registrazione Aweys Maxamed Waasuge, allora regista del Teatro Nazionale Somalo e, dal 1984 al 1989, collaboratore di Giannattasio alla ricerca sulla musica somala._-_Muusika qoobkaciyaar, ciyaarta Nuumbiga. F. Giannattasio ayaa 25/01/1985 cayaartan Nuumbiga ka duubay goob ay ka dhaceysay oo ahayd Buulo Sheekh (Qoryooley – Sh/Hoose), waxyaabaha loo adeegsadayna waxaa ka mid ah: shareero, saddex durbaan, sacab iyo codad. Waxaa duubistaas ka qayb qaatay Awees Maxamed Waasuge, oo markaas ka ahaa soosaare Masraxa Qaranka Soomaaliyeed, islamarkiina kaaliye u ahaa Giannattasio xagga baarista muusikada muddada u dhexeysay 1984-1989._-_Music of dance, Nuumbi possession ceremony. Ritual session of Nuumbi possession ceremony recorded by Francesco Giannattasio on January 25th 1985 in Buulo Sheekh village (Qoriooley - Lower Shabeel). Performance: shareero (lumiya), three drums, hands, voices. In the presence of Aweys Maxamed Waasuge, director of the Somali National Theatre and Giannattasio's collaborator in his research on Somali music from 1984 to 1989

    Nuovo canto di danza (1)

    No full text
    Nuovo canto di danza. Modo di esecuzione: voci, lira (shareero, o lumiya), tre tamburi (tabuul), mani (sacab). Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio l'11 febbraio 1985 a Far Xaano, nella regione di Shabellada Hoose (Basso Scebeli) nei pressi di Baraawe (Brava), in occasione della siyaaro (commemorazione) alla tomba dello Sheekh Makhtuub Karaama. Rituale di possessione del Nuumbi (vr. Luumbi). Partecipa alla registrazione Aweys Maxamed Waasuge, allora regista del Teatro Nazionale Somalo e, dal 1984 al 1989, collaboratore di Giannattasio alla ricerca sulla musica somala._-_Hees cusub oo raacsan ciyaarta luumbiga. Waxaa loo adeegsaday: cod, shareero, saddex reeme, sacab. F. Giannattasio ayaa duubay 11/02/85, isagoo jooga Far Xasan, gobolka Shabeellada Hoose, agagaarka Baraawe, halkaasoo lagu hayay siyaadarii Sh. Makhtuub Karaama. Waxaa duubistaas ka qayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannattasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 1984-89._-_New dance songs. Performance: vocals, lyre (shareero or lumiya), three drums (tabuul), hands (sacab). Recorded by Francesco Giannattasio on February 11th, 1985 in Far Xaano, in the Shabellada Hoose region (Lower Shabelle) near Baraawe (Brava), on the occasion of Sheekh Makhtuub Karaama memorial (siyaaro) at his tomb. Nuumbi (or Luumbi) possession ceremony. In the presence of Aweys Maxamed Waasuge, director of the Somali National Theatre and Giannattasio's collaborator in his research on Somali music from 1984 to 1989

    Fotografia S035

    No full text

    Fotografia S049

    No full text
    Collezione militareUruuris militeri ahMilitary collectio

    Fotografia S060

    No full text
    Collezione militareUruuris militeri ahMilitary collectio

    Fotografia S066

    No full text

    Fotografia S079

    No full text

    Fotografia S080

    No full text

    75

    full texts

    5,899

    metadata records
    Updated in last 30 days.
    Archivio Aperto di Ateneo
    Access Repository Dashboard
    Do you manage Open Research Online? Become a CORE Member to access insider analytics, issue reports and manage access to outputs from your repository in the CORE Repository Dashboard! 👇